Falanqeyn & warbixin kooban oo ku saabsan Xafladii caleemo saarka Axmed Madoobe (Sawirro)

Munaasabad lagu caleemo saarayey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Kismaayo taasoo ay ka qeyb galeen Madaxweynayaal hore, siyaasiyiin iyo xildhibaano u badan mucaarad, wafdi ka socday dowlada Kenya iyo qeybaha bulshada. Munaasabada caleemo saarka Axmed Madoobe ayaa waxaa hareeyey hadalada dhaleeceynta iyo bahdilka ah ee loo jeedinayey dowlada Somalia, marka la … Continue reading Falanqeyn & warbixin kooban oo ku saabsan Xafladii caleemo saarka Axmed Madoobe (Sawirro)